Hormuudka Kulliyadda Caafimaadka iyo Qaliinka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Abdinur Farah Mohamud. ayaa ka qeyb galay shir kadhacayey dalka Kuwait kaaso soconaayey mudo dhowr maalmood ah oo loogana hadlayey:
“Capacity Building on Governance and Leadership of Health Professionals’ Education Institutions”. waxayna aasaas u tahay guusha iyo joogtaynta machadyada waxbarashada xirfadlayaasha caafimaadka. Iyadoo xoogga la saarayo xoojinta kartida hoggaaminta, hagaajinta qaab-dhismeedka maamulka, iyo horumarinta manhajka.
