Ardayda Kulliyadda Caafimaadka oo Maanta u Fadhiistay Imtixaankii Finalka.

Saaka wax si toos u biliwday imtixaanka finaka ee Kulliyadda Caafimaadka jus. Waxaa xarunta kulliyadda saaka nagu soo booqday wassiirka taclinnta. Sare iyo rectarka iyo ku xigeenada kuwaasoo u kuur galayey habsami u socodka shaqada jus

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top