Waziirka wazaaradda Caafimaadka Mudane Dr. Ali Xaaji Aadan Ayaa kulan layeeshay Hormuudka Kulliyadda Caafimaadka Professor. Dr. Abdinur Farah Moahamud wehlinaya Prof. Mohamed Amin, Kuwaas oo kawada hadlay kor u qaadista xirfada caafimaadka iyo baahida loo qabo In la helo takhaatir si wanaagaan loo tababrey.