Soo Dhaweynta Maamulka Cusub Ee Kulliyadda
Xalay oo taariikhdu ahayd 17.Dec.23,waxaa maamulka,macalimiinta iyo ardayda kulliyadda Caafimaafka JUS. U qabteen xaflad soo dhoweyn ah Madaxa cusub Maamulka Kulliyadda Caafimaadka JUS.Dr Ali Jimale Mohamed Iyo Sagootin Madaxa Maamulka …


